Laftagareen oo ereyo kulul ku weeraray Raisul wasaare Rooble (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Wadatashiga  Arimaha Doorashooyinka. Waxaa shirkan si gaar ah loogu casuumay Xildhibaanada labada aqal ee laga soo doortay Koonfur galbeed iyo masuuliyiin kale. Laftagareen Xildhibaanada laga Doortay Deganada Koonfur Galbeed kula dardaarmay inay muujiyaan isku duubni ku aadan Midnimada iyo … Continue reading Laftagareen oo ereyo kulul ku weeraray Raisul wasaare Rooble (Sawirro)